Weerar Ismiidaamin ah oo lagu qaaday Hotel nuuca raaxada oo kuyaala Quetta (Sawirro)

Weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu qaaday hotel nuuca raaxada ah oo kuyaala magaalada Quetta ee kutaala Koonfur Galbeed dalka Pakistan. Inta la xaqiijiyay weerarkan ismiidaaminta ah ee lagu qaaday hotelkan kuyaala Quetta waxaa ku dhintay afar qof halka dhaawacyo kala duwan kasoo gaareen 11-qof ,kuwaa oo … Continue reading Weerar Ismiidaamin ah oo lagu qaaday Hotel nuuca raaxada oo kuyaala Quetta (Sawirro)